Tuesday, September 2nd, 2014

Daawo Sawirada: Arday dhameysatay waxbarashada Dugsiga dhexe

Published on March 1, 2013 by   ·   1 Comment

Munaasabada shahaadooyinka lagu gudoonsiinayay ardadan dhamaysatay waxbarashada aas aasiga ah ayaa waxaa maanta lagu qabtay dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Suldaan Axmed Nuur ee magaalada Cadaado, iyadoo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb, Ururada bulshada iyo maamulka Iskuulka.

Maamulaha Iskuulka Suldaan Axmed Nuur C/llahi Axmed Rooble oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay inay dadaal dheer ku bixiyeen sidii ay u soo saari lahaayeen arday tacliin iyo tarabiyo leh, maantana ay shahaadada dugsiga dhexe qaadanayaan ilaa 30-arday oo gabdho iyo wiilal isugu jira.

Gudoomiyaha Dalada waxbarashada ee SOKDO C/raxman Cadaawe Maaslin ayaa isna madasha ka sheegay inay waxbarasho sare oo jaamacadeed ay la garab taagan yihiin ardada kaalimaha ugu horeeya ka gala dugsiyada sare.

Xoghayaha waxbarashada iyo Sportiga maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen oo ardadan shahaadooyinka gudoonsiiyay ayaa isna madasha ka sheegay inay ka maamul ahaan ay ku faraxsanyihi.

Ugu dambayb agaasimaha wasaarada arrimaha gudaha Ximan iyo Xeeb oo munaasabadda soo xiray ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay waxbarashadu leedahay iyo qorshayaashooda ku aadan hormarinta waxbarashada isagoona xusay inay muhiimad sii doonaan ardada jecel waxbarashada.

DSC09170

DSC09171

DSC09175

DSC09176

DSC09177

DSC09178

DSC09180

DSC09181

DSC09182

DSC09184

DSC09185

DSC09186

DSC09188

DSC09193

DSC09195

DSC09196

DSC09197

Photo By daahir faraax

Readers Comments (1)

  1. kooysto says:

    masha allah guuleeysta walaalayaal reer ximan iyo xeeeeeeeb




IMAGE OF THE DAY

Capture

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

1

Daawo”Sawiro”:- Sawikii Ugu Dambeeyay Ee Degmada baxdo iyo Safarkii Madaxaweyne Ku Xigeenka M-Ximan iyo Xeeb Ku tagay Degmada baxdo ee Gobolka Ximan

28--09--2013---Baxdo Ximan----------Safarkaan Uu Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Ku Tagay Degmada Baxdo Ee Gobolka Ximan Ayaa ...
Daar (2)

Dhismaha Daaraha Dhaadheer Oo Kusoo Baadanaya Magaalada Cadaado

26-09-2013--Cadaado Ximan iyo Xeeb---------Magaalada Cadaado ee Caasimada Dowlada Goboleedka Ximan iyo Xeeb Oo ka Mid ah Meelaha Ugu ...
Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better
Social PopUP by Timersys