Wednesday, May 22nd, 2013

Sheeko Xiiso Badan Oo Dhax Martay Labo Tuuug

Published on July 25, 2012 by   ·   7 Comments

 July 25, 2012 (Goboladaradio) Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa isku faanay labo nin oo isku qabsaday anaa kaa tuugsan iyo anaa kaa tuugsan.

kii ugu horeeyay ayaa bilaway hadlka waxa uuna yiri “war aniga tuuga nimo iguma dhacdid maxaa yeelay waxaan ahay ninkii inta uu alaab xaday lacag iyo duco loogu daray ” kii kale oo tuuga ahaa ayaa ku dhahay bal iisharax siday arintaas u dhacday.

waxa uu hadalka ku bilaaway maalin maalmaha ka mid ah anigoo socda meel wado ah ayaa waxaan arkay haweenay uur leh oo gaari dhax kaga halway intaan ku soo leexaday ayaan waydiyay in aan caawin karo wayna iga ogolaatay intaan caawinta ku jiray ayaa waxaan arkay boorso lacag ku jirto aigoo iska fiirinaya ayaan xoogaa lacag ah kala baxay boorsadii waana u dhiibayhawenaydii.

markaan dhamayay caawintii ayeey iiwacday haweenaydii iyadoo iducaynaysa xogaa lacag ah isiisay waana iska soo tagay. waligaa ma aragtay nin noocaas ah ayuu hadalkii ku dhameyay.

Tugii labaad oo qoslaya ayaa dhahay ayaa war nacas ayaa tahay ee markayga idhagayso aniga “hadaba i maqal aniga. waxaan ahay ninkii qaday radio heeso ka shidantahay oo waliba ay gabari dhagaysanayso”
Tuugi ayaa sharaxaad bilaway maalin ayaan waxaan arkay radio hees ka shidan tahay waxaan ku fikiray in aan qato waxaan soo qatay tubo dheer afka ayaa soo gashtay waxaana ka soo riday daaqada waxaa bilaaway hadal waxaana ku dhahay “waaan ka xunahay maxaa yelay hawad ayaan ka bixi rabnaa cilad fasamo aawgeed” gabar meesha joogtay ayaa maqashay hadlka ka dibna way iskaga dhaqaaday radio aktiisa sidaas ayuu radio ku qaatay kawaran sxb.

Sheekadiina intaa ayey ku dhamaatay

gobolaradio@hotmail.com

Readers Comments (7)

  1. Subane says:

    Asc magaceygu wa abshir o ku magac dher subane waxa dhacdey qisadan ila dhegeysts nin sultan ah o laba gabdhod u jogto ayaa nin shaqaleystay sultsnku gabdho aya ujoga gabdhahana wu dhorara o raga uma ogola malin malmaha kamid aha sultanki kabihisi ayu ku ilobey qolki gabdhaha ninki shaqalaha ayu ku yiri orodo kabaha i ken qolka gabdha ayan ku iloweye ninki wu so baxay gabdhihi ayu u yimid markasu wuxu ku yiri sultanki aya iso diray o hos fa dhiya wuxuna igu dhahey gabdhaha i so urey 2 doda wey yaben gabdhihi suragalmahan ayey dhehen wuxu yiri hada dhegeysta wan weydinayaye haye weydi bey yirahaden ninki wuxu sameyey sidan :sultanow labadoda miya mise wa hal mid ayu yiri sultanki wuxu ku jawabey labadoda elen kabihi ayu udireye ok niki wuxu yiri hada so ma maqleysin in 2 dina la i kin fasaxay haaa ayey dhehen gabdhihi sidas ayu ku ureyey gabdhihi sultanka qayta labad la soco shekadan

  2. cadaado net says:

    radio gobolada o hawada kuso noqday

  3. Samatar says:

    Aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa radio codka gobolada dhaxe iyo webkiis inta ka shaqysa

  4. Mr juuq yare says:

    Aad ayan ugu faraxsanahay radio oo dib ugu so noqday

    • Odilcia says:

      Mahadsanid. Waan ku fakarnay inaan af Soomaaligana aan ku qorno. Howlahaan waa wax aad u shaqa badan. Wax walba laba lqdouaod in lagu qoro waa hawl dheeraad ah. Hadduu Eebbe idmo, waxaan ku dadaalaynaa videoga inaan ku qorno Soomaali iyo Ingiriis.

  5. muhanad says:

    Asc dhamaan maamulka iyo shaqaalaha radio gobolada dhex waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka mida ugu qaalisan asc hadaan usoogudbo ssu aasheyda waxey tahay radio gobolada waxaan kadhageysan jiray mobilkeyga ee ma waxaa lagasaaray qeebtii dhageysiga ama maqalka oon idinku naqaanay waan idinka la ahay meeshaad noogu sooqorin jirteen kudhageesta mobilkiina fadfadlan jwb ha la iga siiyo waxaan ahay dhageeste kunool south africo oo kutixnaay barnaamijkiinee plz

    • Othmane says:

      Mashallah waa hes ad oo qiro badaan. abwan galyer ad aya ugo mahadsantahay eriyadan qirada ximbarsaan bro. wallahi ad aya ugo faraxay marki oo Abdi diini oo ku biraay koxda qeylodhaan. oo ad oo daneeyso arimaha somalia. i hope u guys stick to for ever and we will proud of u all. viv qeylo dhaan.




IMAGE OF THE DAY

DSC05439-1024x576

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...