Thursday, June 20th, 2013

Xukuumada Masar oo sheegtay in ay taageero siineyso dowladda KMG Soomaaliya.

Published on August 10, 2012 by   ·   No Comments

Published on August 10, 2012 by Dayax (Goboladaradio) dowlada wadanka Masar ayaa sheegtay in ay taageerayso lixaad leh siineyso dowladda KMG Soomaaliya ee iminka uu waqtigeedu sii dhamaanayo.

Masar ayaa shaacisay in ay taagerayso dowlada KMG Somaliya, kana taagerayso sidii loo socelinlahaa ammanka iyo kala dambeyntii uu lahaay ladig ku ah dalka Somaliya, islamarkaana looga ammaanka dalka ee ka dhaca Soomaaliya.

Cumruu Rushdi Afhayeenka wasarada Arrimaha Dibadda ee dowlada Masar ayaa tibaaxay in looga bahanyahay beesha calamka inay sidhab ah u tageerto soo celinta ammankii iyo ka hortaga dilalka qorshaysan ee lagulakaco dad aan waxbo galabsan oo ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in Masar ay la qeybsanayso walalohoda Soomaaliya dhibatada haysata kana tagerayso dhinacyada siyaasada, dhaqaalaha, waxbarashada iyo hormarinta arimaha bulshada.

Codka Gobolada Dhexe
goboladaradio@hotmail.com

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

sh

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...