Thursday, May 23rd, 2013

Banaan bax looga soo horjeedo Faroole iyo Mahiga oo ka dhacay Taleex (Daawo Sawirrada)

Published on August 8, 2012 by   ·   1 Comment

Published on August 8, 2012 by Lucky (Gobolada Radio) Banaan baxan oo ka dhacay caasimadda Maamulka khaatumo ee Taleex ayaa looga soo horjeeday Faro Gelinta Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole uu ku Hayo Deeganadda Khaatumo.

Dadka ku dhaqan Caasimadda Maamulka Khaatumo ee Taleex ayaa banaanbaxooda ku sheegayey in aanay u dul qaadan doonin Faro Gelinta faroole iyo mahiga.

Banaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku hardhanaayeen No FAROOLE, NO MAHIIGA iyagoona goob fagaare ah ku jeex jeexay Sawiradda Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole iyo Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya Mahiga.

Masuuliyiin Ka mid ah Golaha Wasiiradda iyo Mdaxtooyadda ee Maamulka Khaatumo oo goobta banaanbaxu ka dhacayey kula hadlay shacabka ayaa Faroole iyo Mahiiga uga digay Faro gelinta Maamulka Khaatumo.

 

Halkan Ka daawo Sawirrada Banaan baxa

Codka Gobolada Dhexe
goboladaradio@hotmail.com

Readers Comments (1)

  1. mahamad says:

    Wasax wana tager sanahay sawiradoda la jexjixo waliba farole wuxusan ahayen ayu is muday lkn wa lax dhawaqday




IMAGE OF THE DAY

ximan

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...