Thursday, May 23rd, 2013

Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka oo sheegay in hadii dastuurka lagu ansixiyo sidan uu wadanku faraha ka baxayo

Published on July 25, 2012 by   ·   No Comments

Published on July 25, 2012 (MUQIDSHO GRN):-Kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah odoyaasha dhaqan Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalku uu faraha ka baxayo hadii sidan lagu ansaxiyo tastuurka Cusub ee Soomaaliya.

Waxay sidoo kale sheegeen xili ay ka hadlayeen sida ay wax u socdaan iyo howlaha horyaala odayaasha dhaqanka in hadii sidaan lagu ansixiyo dastuurka la doonayo in loo sameeyo soomaaliya ay odayaasha taariiq mugdi ah gali doonto.

Sidoo kale odayaasha ayaa waxa ay tilaameen in tilaabo kasta ay qadayaan loo yeeriyo oo ay ku dhaqaaqaan balse uusan go.aan ay gaareen odayaasha uusan soconeen waxa ayna xuseen in ay soo jeediyeen in dastuurka laga saaro qadobo an ku wanaagsaneen Shareecada islaamka.

info@goboladaradio.com
goboladaradio@hotmail.com

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

ximan

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...