Tuesday, July 28th, 2015
gobolada

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

Published on October 27, 2012 by   ·   13 Comments

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa guud ahaan mashquul farabadan laga dareemayaa  Degmooyinka iyo Deegaanada hoosyimaada Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Degmada Godinlabe waxay ka mid tahay goobaha mashquulka farahabadan laga dareemayo iyadoona wadooyinka lagu arkayo dhalin yaro badan oo raxan raxan u socda islamarkaan u dabaal degaya Munaasabada Ciida.

Sidoo kale caruur da’yar ooo ku ciyaaraya waxyaabaha ay caruurtu ku ciyaarto maalmaha farxada oo wadooyinka orod ku maraya ayaa lagu arkayaa Magaalada.

Haka reebin waalidiinta ayaa iyagoo caruur yar yar gacmaha ka wada oo si qurxoon u libisan waxay qaraabo salaan ugu tegayaan xaafadaha kala duwan ee Degmada Godinlabe.

Goboladaradio.com
Xulka wararka Soomaaliya

Readers Comments (13)




IMAGE OF THE DAY

f

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00065

Daawo Sawirada Kooxda Star Gal-Gaduud Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweyay Magalada Cadaado

Xidigaha Gal-gaduud Oo Soo gaaray Magaalada cadaado Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb ayaa Habeenimadii Xalay waxa ay Soo ...
376223_410346722344919_754457787_n

Ogeysiis: Aqriste madooneysaa inaad ka qeyb qaadato barnaamijyada Idaacada Codka Gobolada Dhexe

Dhawaan Aqristayaasha sharafta leh ee doonaya inay ka qeyb qaataan barnaamijyada kala duwan warbaahinta Codka gobolada dhexe magaalada ...
DSC02785

Daawo Sawiro:- Magaalada cadaado oo si weyn looga Ciiday

Magaalada cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta si weyn looga ciiday iyadoo salaada ciida ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better