Saturday, May 25th, 2013

Ku dhowaad 80 dowladood oo shir ka dhan ah Burcad badeeda uu uga furmayo Newyork

Published on July 25, 2012 by   ·   No Comments

Published on July 25, 2012 (NEWYORK GRN):-Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa waxa lagu wadaa inay maanta ku kulmaan in ka badan 70 dowladood , hayado iyo shirkado daneeya la dagaalanka kooxaha burcad badeedda soomaalida.

Shirka oo ka dhaci doona xarunta QM ee magaaladaasi ku taala , ayaa waxa soo qaban qaabiyay kooxda xiriirka caalamiga ah ee la dagaalanka kooxaha burcad badeedda soomaalida.

Wadamada laga xusi karo inay ka qeybgalayaan ayaa waxaa kamid ah , China, India, Japan, Russia. Iyo dowlado NATO ee uu mareykanka horkacayo.

Shirka ayaa looga hadli doonaa sidii loo soo xoojin lahaa la dagaalnka kooxaha burcad badeedda soomaalida ee dhuunta u galay gaadiid badeedka isticmaala biyaha Soomaaliya iyo kuwa ka baxsan.

info@goboladaradio.com
goboladaradio@hotmail.com

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Sharukhan

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...