Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Dhageyso: Hooyo iyo Labo Carruur ah oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyooday Deegan u Dhow Baxdo

Published on April 15, 2017 by   ·   No Comments

Hooyo iyo Labo Carruur ah oo ay dhashay ayaa gaajo iyo haraad ugu geeriyooday deegaanka Tiftifley oo hoostaga magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud.

Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble oo kamid ah dadka degan deegaanka ay ka dhacday geeridu oo la hadlay idaacada Codka Gobolada Dhexe Cadaado ayaa sheegay in dhibaatadan ay dhacday xalay iyo saakay hooyada iyo ilmaheedana ay u dhinteen Gaajo iyo Haraad.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better