Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Daawo Sawiro Godinlabe oo Laga Hirgelinayo Leyrarka ku Shaqeeya ileyska Cadceeda

Published on April 14, 2017 by   ·   No Comments

Markii ugu horeysay magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud waxaa laga hergilinayaan leyrarka ku shaqeeya ileyska cadceeda ee soolar sistamka waxana mashruucan  bixinaya dowlada Noorweyd iyadoona uu fulinayo maamulka degmada Godinlabe.
Leyrarkaan oo ka kooban 30 xabo ayaa qorshuhu yahay in laga taago hareeraha laamiga Godinlabe dhaxmara si habeenkii bulshadu iftiin u helaan.

Gudoomiyaha magaalada Godonbale ee gobolka Galgaduud Cabdi yare Macalin Qase oo maanta xiray baalihii ugu horeeyay ayaa sheegay in wax badan leyrarkani ka badali doonaan muuqaalka magaalada horumarkana ay qeyb weyn ka qaada doonaan.
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better