Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Daawo Qurba-joog Kasoo Jeeda Cadaado Raashin iyo Lacag u Qeybiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Published on March 28, 2017 by   ·   No Comments
ku dhawaad 15 kun oo qoys isla markaana ka mida dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud ayaa loo qeybiyay deeqo iyo isugu jira lacag iyo raashin oo ay iska soo aruuriyeen qurba jooga  Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Cadaado iyo ganacsadada deegaanka.
Deeqda gurmadka ah ayaa loo qeybiyay qoysaska abaaruhu saameeyeen kuwooda ugu liita.
Cismaan Macalin Xasan Geelle iyo Sahro Xasan Mataan oo ka mida qurba joogta deegaanka ee loo soo wakiishay qeybinta  deeqa lacageed ee loogu talagalay in lagu caawiyo dadka tabaaleysan ee abaartu saameysay ayaa faah faahin ka bixiyay cadadkeeda iyo sida qoysaska mudan ugu qeybiyeen isagoo sidoo kale ka hadlay dhibaatada abaaruhu dadka ku yeesheen.
Cali sh Sxmed Kaahiye gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha deegaanka ayaa sheegay inay wali jirto jirto haabi u baahan in waxlaga qabto deeqaana  ay ka faa’ideysteen qoysas ku dhow 15 kun oo u badan dad  abaata ku noola beelay.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better