Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Daawo Sawirada Qurbajoogta Degaanada Cadaado oo saaka Cunta Qaybin ka sameeynaya 31 tuulo.

Published on March 28, 2017 by   ·   No Comments

Qurba joogta Degaanka Cadaado oo Mudooyinkii Danbe ku hawlanaa u Gurmashada Dadka ay Abaaruhu Sameeyeen ayaa Saaka in ka Badan 30 Tuulo u Qaybiyay Raashi ka Kooban dhawr Nuuc sida Sonkor, Bur iyo Bariis.

 

Qurbajoogtaan oo kala ahaa Cabdul qaadir Sayid Axmed, Siraad Cumar, Cismaan Macalin Xasan Geele, iyo Ditoreyso Sahro Axmed ayaa sheegay in ay Horay Gargaar Cuno u Gaarsiiyeen ku dhawaad 2000 oo Qoys Saaka oo Talaado ahna ay Gaarsiin Doonaan 900 oo qoys.

 

Qurba joogta ayaa Guddiga Abaaraha kala Tashanaya sida ay u kala liitaan tuulooyinka wax lagaarsiinayo iyo tirade dadka ku nool.

 

Gaadiidka u Raran tuulooyinka ay ku nool yihiin dadka ay sameeysay Abaartu ayaa lasoo safay Goob fagaare ah  kuwaas oo u rarnaa ilaa  31 tuulo oo Cadaado hoos timaadda.DSC04226 DSC04227 DSC04228 DSC04229 DSC04230 DSC03678

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better