Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Daawo isbitaalka Cadaado oo Lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub

Published on March 27, 2017 by   ·   No Comments

Munaasibadan furo wareejinta ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro iyo xildhibaano katirsan maamulka Galmudug waxaana sidoo kale kasoo qeybgalay maamulka degmada Cadaado iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Qeybaha cusub ee lagu soo kordhiyay isbitaalka magaalada Cadaado oo ay mid yihiin qeybta qaliinka bukaan jiifka bukaan socotadka iyo qeybo kale ayaa mashruuca lagu dhisay waxaa hirgalshay gudiga tabar wadaag oo kaashanaya bulshada magaalada Cadaado.

Qaarkamida gudiga tabar wadaag ee fuliyay mashruuca ayaa ugu horeyn ka warbixiyay qeybaha uu ka kooban yahay dhismayaasha cusub ee lagu soo kordhiyay isbitaalka Cadaado.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado CadaClaahi Craxman Tootoole iyo Agaasimaha wasaarada caafimaadka Galmudug Dr Cwali Maxamed Axmed oo dhankooda ka hadlay goobta ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan qeybaha lagu soo kordhayay isbitaalka Cadaado.

 

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better