Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Dhageyso; Saldhiga Degmada Cadaado oo Xiran Waa Maxay Sababtu?.

Published on March 6, 2017 by   ·   No Comments

Taliye Ku Xigeenka Booliska Degmada Cadaado Dhame Cumar macalin Cali oo u waramay Codka ayaa ku sheegay sababta ay ciidamadu Saldhiga u xireen mushaar la’aan bilihii ugu danbeeyay ay la kulmeen.

Waxaa uu sheegay Taliye Ku xigeenku in mudo aysan ciidamadu wax mushaara qaatan taasinay ay ka danbeysay inay gadood sameeyaan oo ay saldhiga la wareegaan.

Cumar macali ayaa tilmaamay in ciidamada  booliska degmada cadaado aysan ka diiwan gashaneyn oo aysanba la heyn kaar ama nabar ay xaquuqdooda ku helaan siwa uu warka u dhigay cod

Taliye ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in madaxa galmuudg iyo kuwa federaalka ee ku shaqada leh arimaha boolsika ay kala hadleen arinta ciidamadaan hayeeshee aysan dheg jalaq u siin codsigooda.cod

Ugu danbey cumar macalin cali ayaa tilmaamay in ciidamada kale ee ka howlgala deegaanada galmudug ay xaquuqdooda helaan bale uusan aqoon sababta booliska cadaado ku waayeen.cod

Arintaan ayaa imaneysa wax yar un kadib markii uu is casilay madaxweynihii Maamulka Galmuudg C/kariin Guuleed.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better