Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Dhageyso; Amaanka Magaalada Muqdisho oo aan gacan ugu jirin Dowlada Soomaaliya.

Published on March 4, 2017 by   ·   No Comments

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar oo ka hadlaayay suggida ammaanka Muqdisho ayaa sheegay in  ammaanka Magaalada Muqdisho inuusan gacanta ugu wadajir dowladda Federalka Soomaaliya.

Waxaa uu xusay in Magaalada Muqdisho  ay u muuqato xero ciidan, marka la eego ciidamada faraha badan ee ku dhex buuxa .

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in sanadkaan ay ka go’an tahay in ay isku furaan wadooyinka xiran ee Muqdisho.
Ciidamada Faraha badan ee ku dhex jira Magaalada ayuu sidoo kale sheegay in ay ka saari doonaan si loo suggo amniga Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay faraha kasii baxayay.

Inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhooban ciidamo aad u farabadan oo isugu jira Nuucyada kala duwan ee Ciidanka , mana jiro ciidan gaar ah oo la oran karo waxaa ay u xilsaaran yihiin suggitaanka Amniga Muqdisho.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better