Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Dhageyso; Hay;addaha Cadaalladda oo Amniga Cadaado diniin kasoo saaray.

Published on March 1, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyada maxkamada dagmada Cadaado cabdirashiid shiikh cabdulaahi

Gudoomiyaha racfaanka maxkamada gobolka galgaduud shiikh bashiir ibraahin ugaas

Garsooraha maxkamada gobolka galgaduud shiikh Maxamed guuleed kaynaan

 Xonbo isugu jira garsoor iyo gudoomiyaal ka tirsan maxkamadaha gobolka galgaduud oo Cadaado kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay xaalada amaan ee magalaada xili mararka qaar ay dhacaan falal aan u wanaagsaneyn nabad gelyada deegaanka .

Waxaa ay sheegeen in xiliyadii ugu danbeeyay Cadaado ay kusoo laa laabteen dhacdooyin aysan jecleysan dadka deegaanku loona baahanyahay in wax laga qabto iyagoo bulshada ugu  baaqay inay ciidamada nabad gelyada la shaqeeyaan si loo yareeyo ama looga hortago falkasta oo wax u dhibaya amniga magaalada cadaado iyo deegaanada kale ee ku teedsan.

Kulan gudoomiyaasha maxamadaha iyo garsoorkagobolka kadib waxaa si wada jira ula hadlay warbaahinta Gudoomiyada maxkamada dagmada cadaado cabdirashiid shiikh cabdulaahi

Gudoomiyaha racfaanka maxkamada gobolka galgaduud shiikh bashiir ibraahin ugaas

Garsooraha maxkamada gobolka galgaduud shiikh maxamed guuleed kaynaan

Hey’adaha Garsoorka Gobolka Galgaduud ayaa ku qaabay in wax laga qabto falal amni daro oo kusoo laa laabtay magaalada Cadaado

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better