Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

DAAW: Aragtida Bulshada Cadaado ee magacaabsita R/wasaaraha Cusub

Published on February 23, 2017 by   ·   No Comments

Shacabka kunool magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan magacaabista R/wasaaraha cusub ee xukuumada Soomaaliya.

Dadkaan aan lahadalnay qaarkood ayaa sheegay inay soo dhaweynayaa magacaabsita R/wasaaraha dalka halka kuwo kale ay qabaan in aysanba aqoon waxqabadkiisana ay ku taageeri doonaan.

 

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better