Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

SAWIRO+VIDEO: Galmuudg oo Dwolada Dhexe hala hadleysa hal arin

Published on February 21, 2017 by   ·   No Comments

Maamulka Galmudug oo ka arimiya qeybo ka mida Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya ay kala hadlayaan arimo xiligaan ay u arkaan inay muhiim u yihiin.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmuudg Maxamed Xaashi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay Cadaado xili uu u anbabaxayey magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo caleema saarka madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay inay madaxda cusub ee dowlada dhexe kala hadli doonaan arimaha abaaraha oo saameyn weyn ku yeeshay deegaanada Galmudug.

Waxaa uu sheegay maxamed Xaashi Maxaweyne ku xigeenka Galmudug inay muhiim tahay taakuleynta dadka abaaruhu saameeyeen Galmudugna ay u baahantahay in arinkaa laga caawiyo.

Caleema saarka madaxweynaha Cusub ee dowlada federaalka kadib ayuu sheegay inay kulamo gaara la qaada doonaan si ay ugala hadlaan badbaadinta dadka abaarta ku xoola beelay oo hada qarka u saaran inay nafaqa daro u geeriyoodaan.

IMG_0204 IMG_0194 IMG_0200 IMG_0191 IMG_0190 IMG_0179 IMG_0178 IMG_0185 IMG_0187

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better