Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

DAAWO: kudhawaad 30-ruux oo Galmudug haraad iyo gaajo ugu geeriyootay

Published on February 21, 2017 by   ·   No Comments

Xaalada abaateen ee ka dhalatay roob la’aanta ayaa kasii dareysa deegaanada maamulka galmudug waxana inta badan ka hayaamay deegaanadii ay ku noolaayeen dad u badnaa xoola dhaqato oo abaarta ku dhaafeen xoolihii ay ku dhami jireen waxana ay kala adeen dhanka magaalooyin si ay naftooda badbaadin ugu raadiyaan.

Gudiga Galmuudg u xilsaaran gurmadka abaaraha ayaa waxaa ay ka deyrinayaan xaalada nololeed kumanaan qoys oo abaarta ku xoola beelay isla markaana soo galay magaalooyinka qaar ee gobolada muudg iyo Galmuudg walinba aan helin caawinaad ku filan oo ay ku noolaa karaan.

Shire xirsi maxamuud waa sariirka gargaarka galmuudg waxana uu gudoomiye u yahay gudiga abaaraha  waxaa uu sheegay in dad ka badan  20 ruux u geeriyoodeen haraad gaajo iyo macluul ka dhalatay abaarta ka jira deegaanada galmuudg sidoo kalena ay diiwaan geliyeen ku dhawaan 20 kun qosy oo xoola beelay.

Waxaa yar marka la ego maalmada ay helayaan kumanaanka qosy oo ay sida weyn u saameyeen abaaraha ka jira deegaanada maamulka Galmuudg oo gobolada kale ee soomaaliya qaarkood ay la wadaagaan.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better