Sunday, April 23rd, 2017
gobolada

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Published on February 11, 2017 by   ·   No Comments

aakhiro

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana filayo in  isbadal wayn lagu talaabsato 4,ta sano ee soo socota  ayaa waxaa isu soo taagay buuxinta  jagada rasulwasaare ee Dalka Soomaaliya Dr. Abdi Hashi oo ah aqoonyahan  soomaaliyeed.

Mudane, Dr Cabdi Aakhiro wuxuu wax ku bartay dalka ingiriiska, wuxuu shahaaddada Bojularka  BSc (Bochular of Sceince) ma qaatay jaamacadda Canterbury University, Wuxuu na masterka (MSc) iyo Phd da ku sameeyay jamacadda Middlesex University.

Dr Cabdi Xashi Aakhiro, oo ah musharax raysalwasaare ee Somalia, Cabdi Aakhiro waa borofasoor wax ka dhiga Jaamacadda City University London, ee dalka ingiriiska, gaar ahaam Iskuulka Caafimaadka iyo Sayniska. Dr Cabdi Aakhiro wuxuu kaloo ka shaqeeyaa isbitaalka Hammersmith Hospital ee ku yaal waqooyiga London.

Dr Cabdi Aakhiro wuxuu mudo 14 sano ah ka tirsanaa dadka  u hadla (Speaker) Amnesty International , hayadda u dooda xuquuqda bani aadamka. Cabdi aakhiro wuxuu kaloo wax ka aasaasay ururka (Co-Founder) Darby Refugee Forum. Wuxuu kaloo sameeyay (Founder)  ururka caawinta somaliyeed ee Somali Support Association.

Dr Cabdi Aakhiro wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka Somalida ah ee aadka bulshada qiimaha ugu leh, wuxuuna ku can baxay ololaynta iyo u hadlida shacabka soomaliyeed dal iyo dibadba.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

kenya-somalia-al-shabaab-story-top

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better