Friday, February 24th, 2017
gobolada

Daawo sawirada.; Guddi loo Xilsaaray Qaban Qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

Baarlamaanka Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa kulan ay yeesheen waxa ay ku Magacaabeen 11-xubnood oo ah Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Maadaama Xilka Laga qaaday Madaxweyne Guleed waxana Gudoomiye looga dhigay Maxamed-siciic Macalin Xasan Geele.

Gudigaan ayaa dhawaan shaqo galidoona waxana ku dhawaaqay Magacyadooda iyo tiaradoona  Gudoomiye ku Xigeeenka 1=waad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed cali Xareed.

Baarlamaanka  Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa dhawaan Cod u qaaday Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa  mooshin laga keenay waxana 54 Xildhibaan isku raaceen in lagala laabto Codka kalsoonida.20170111_130307 - Copy 20170111_130307 20170111_130314 20170111_130323 - Copy 20170111_130323 20170111_130328 20170111_130355_001 - Copy 20170111_130358 20170111_130402 20170111_130407

 

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better