Friday, February 24th, 2017
gobolada

Diyaaradaha Dowlada Mareykanka oo Duqayn ka Geystay J/hoose.

Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda Mareykanka ayaa waxa uu ka hadashay weerar Diyaaradahooda Dagaalka ay ka fuliyeen Degaan Duleedka ka ah Magaalada Kismaayo.

Taliska Mareykanka uu ku leeyahay Qaarada Africa (AFRICOM) ayaa waxuu faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Duqeymo Diyaaradaha Mareykanka ay ku fuliyeen Degaanka Buulo-Gaduud oo ku yaalla Duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

AFRCIOM ayaa waxa ay sheegtay in Duqeymahaasi diyaaradeed lagu caawinayay Howlgallo Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo halkaasi ka waday howlgallo ka dhan ah Al Shabaaab.

Mareykanka ayaanan sheegin hadii ay jiraan khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ay geysteen Duqeymaha ay Diyaaradahooda ka fuliyeen Duleedka Magaalada Kismaayo.

Shabaab ayaa 8-dii Bishan waxa ay la wareegeen Degaanka Buula Guduud oo qiysaastii 30-KM dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better