Saturday, January 21st, 2017
gobolada

Doorashada Gudoomiye ku xigeenada oo lagu wado in ay maanta ka dhacdo Hoolka Golaha Shacabka.

Published on January 12, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa saaka tartan adag loo galayaa guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa waddooyinka laga xirey ardeyda iyo shaqaalaha taasi oo marmarsiyo looga dhiganayo sugidda amaanka.

Murashaxiinta u tartamaya guddoomiye ku-xigeenka golaha shacabka:

Ku-xigeenka 1aad, Xildhibaanno ilaa lix gaaraya ayaa ku tartamaya, kursigan oo sida muuqata ay ku tartami doonaan 4.5-ka, waxaa ku jira ku-xigeenkii hore ee golaha shacabka Jeylaani Sh. Suufi,  Khadijo Diiriye, Khalid Macow, Faarax Sheekh Cabdiqadir, Cabdiweli Muudeey iyo Saciid Xuseen.

Xildhibaan Cabdiweli sheikh Ibrahim Muudey

Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqadir

Xildhibaan Jeylaani Nur Ikar

Xildhibaan Khadija Maxamed Diiriye

Xildhibaan  Khalid Macow Cabdiqadir

Xihibaan Saciid Xuseen Ciid

Murashaxiinta u tartamaya guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka:

Sidoo kale, haddii waqtiga uu saamaxo, waxaa lagu wadaa in maanta la doorto guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha shacabka, waxaana u tartanmaya.

Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi

Mahad Cabdalla Cawad,

Burhaan Aden Cumar,

Cabdulahi Xusen Cali,

Cabdiweli Maxamed Qanyare,

Xuseen Cabdi Cilmi,

Cabdulahi Godax Barre,

ilmi Maxamed Nuur,

Cabdiraxmaan Aden Ibarhim

Maryan Axmed Harun.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Gen_Gaab

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
ogeysiis

Ogeysiis Muhiin ah oo ku saabsan adeeg cusub oo aan soo kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better