Friday, February 24th, 2017
gobolada

Dhageyso; Madaxweyne Guleed oo maanta Cadaado dib ugu Soo laabtay.

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Ayadoo shalay ay Xildhibaanada Dowlad  Goboleedka Galmudug ay sheegeen in ay Kal-soonida kala noqdeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleed ayaa waxaa maanta dib ugu soo laabtay Cadaado Cabdi-kariin Xuseen Guleed waxa uuna sheegay in Gobolada Galmudug ay yihiin Degaano nabdoon waxana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin in qal-qal lagaliyo.

Cabdikariin Guleed ayaa sheegay in dano siyaasadeed lag leeyahay Mooshimada Been Abuurka ah ee Baarlamaanka Galmudug ay wadaan ayna sheegaan in Xilka looga qaaday uusana Marnaba aqbalidoonin.

Madaxweyanah Galmudug ayaa sheegay in Maamulka Galmudug yahay mid Curdun ah loogana baahan yahay in qof waliba oo uu kuseeyo isgarabtaago.

Madaxweyne Guleed ayaa sheegay in uu raadinayay qaab loona dagaalami lahaa Abaaraha baahsan ee dalka haysa.

Ugu danbeytii Madaxweynaha ayaa sheegay in Cidwaliba oo tabasho qabta ay haboontahay in ay waddo sax ah usoo marto si looga qanciyo, waxa uuna Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Maanta ay doorteen Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better