Saturday, January 21st, 2017
gobolada

Dhageyso; Madaxweynaha Ururka Ahlusunna oo ka hadlay Baarlaamka ay shalay Sameeyeen.

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Ururka Ahlusunna Sheekh Axmed Shaakir ayaa ka hadlay baarlamankii shalay ururkaasi ay ku magacowdeen Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Waxaa uu sheegay in baarlamaankan uu yahay mid sharci ah oo loogu talay in uu u adeego bulshada kunool gobolada Dhexe.

Baarlamaankaan ayuu sheegay Madaxweynaha Ururka Ahlusunna in laga kala keenay dhammaan degaanada gobolada Dhexe.

 Xildhibaanada cusub ayuu kula dardaarmay in ay u adeegaan bulshada.

Ururka Ahlusunna ayaa ka taliya qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud, mana aqoonsanaa dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale bulshada Caalamka.

Baarlamaanka ay  shalay magacowdeen ayaa la sheegay inta badan in ay yihiin saraakiishii ciidanka Ahlusunna.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Gen_Gaab

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
ogeysiis

Ogeysiis Muhiin ah oo ku saabsan adeeg cusub oo aan soo kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better