Friday, February 24th, 2017
gobolada

Daawo sawirada Sanad-guuradii 7=aad ee Idaacada Codka Gobolada dhexe oo Maanta ka dhacday Cadaado

Published on December 22, 2016 by   ·   No Comments

Xaflada Sanadguuradii 7=aad ee Idaacada Codka Gobalada Dhexe ayaa maanta ka dhacday Hoteelka Sinttiraal ee Magaalada Cadaado waxana kasoo qayb galay Labada Gole oo Maamulka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

ugu horey ayaa waxaa Xaflada Fur-furay Agaasimaha Warbaahinta Codka Gobolada dhexe ee ka sheekeeyay Xafladaan iyo waxa ay ku saabsan tahay Ayadoona Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Qaarka mid ah Shaqaalaha oo Mutaaystay iyo Masuuliyiin kale oo arimo badan ka caawiya Warbaahinta Codka Gobolada dhexe.

Bulshadii kasoo qayb gashay Xaflada ayaa waxaa ka muuqday Niyad wanaagsan Maadaama Idaacada Codka Gobolada dhexe ay tahay mid ka dhacaysa Masuul Maamul Milkiile iyo shacaba oo Afkaartooda ay kasoo Gudubsadaan dhanka Wanaagsan.

dsc00010 dsc00020 dsc00021 dsc00027 dsc00050 dsc00052 dsc00059 dsc00060 dsc00062 dsc00065 dsc02652 dsc02656 dsc02659 dsc02660 dsc02664 dsc02665 dsc02667 dsc02670 dsc02674 dsc02677 dsc02680 dsc02682 dsc00054 dsc02655 dsc02672 dsc02673 dsc02676 dsc02681 dsc02682

 

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better