Saturday, January 21st, 2017
gobolada

DAAWO WARBIXIN: Xaalada Magaalada Gaalkacyo kadib Dagaaladii G M iyo PL

Published on December 19, 2016 by   ·   No Comments

Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay magaalada gaalgkacyo ee xaruta gobolka mudug ay ka jiree xurgufyo colaadeed oo u dhaceeya maamulada galmuudg iyo putlad oo ka wada taliya magaalada isla markaana goobaha ganacsiga qaarkood ay u xirmeen colaadahaas ayaa waxaa shalay ilaa maata dib u furmay inta badan ganacsigii magaalada ikastoo wali ay xirayihiin meelo muhiim u ah isku socodka bulshadada ku nool gaalkacyo iyo gaacsiga.
Goobaha gaacsiga ee ka fog meelaha ay ciidamada labada maamul iskaga dhowyihii ayaa badakood furan xiliyada shaqada iyadoo bulshado u muuqdaan inay la qabsadeen degaaasha la’aanta bilihii ugu danbeeyay ee magaaalada gaalkacyo.
Waxaa Kulamo is daba jooga oo looga hadlayo dhameystirka nabada gaalkacyo inta badan yeesha gudiyo ay labada maamul u xil saareen waxana kulamadooda kasoo baxay isku soo dhawaasho inkastoo wali shaqooyin badani dhimayihiin sida shegayo xirsi yuusuf bare oo ah gudi degmada gaalkacyo ee galmuudg kana mida gudiga nabadeynta.
Bulshada kunool gaalkacyo ayaa u ooman helitaanka Naban leysku haley karo oo ka hana qaada magaalada si ay kalsooni u helaan ugana gudbaan cabsida iyo dareen ku jooga mudooyinkii danbe soo wajaha.
inkastoo wali xaalada magaalada gaalkacyo aysan aheyn mid cadigeedii hore kusoo laabatay oo xiliyada qaar ma maqlo dhawaqa saraar aan badneyn ayaa hadana waxaa jira deganaasho ay bulshada dareemayaan maadaama todobaadyadii lasoo dhaafay ay kuwaa bariisanayeen daryanka madaafiic iyo rasaas is dhaafeysa.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Gen_Gaab

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
ogeysiis

Ogeysiis Muhiin ah oo ku saabsan adeeg cusub oo aan soo kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better