Saturday, January 21st, 2017
gobolada

Daawo sawirada Mudanaha Aqalka Sare Abshir Buqaari oo maanta Deeq Baca ah Gaarsiiyay Barakacayaasha Degmada Cadaado.

Published on October 20, 2016 by   ·   No Comments

Abshir Axmed Maxamed (Buqaari) oo ah Xildhibaan Aqalka sare ayaa maanta Deeq Baca ah Gaarsiiyay Kamka Badbaado oo ku yaala Duleedka Magaalada Cadaado.
Ku dhawaad 200 qooys oo barakacayaal ah ayaa Maanta waxaa ay ka faa’ideysteen deeqdaan Baca ah oo uu ku deeqay Abshir buqaari oo ah Mudanihii ugu horeyay ee Aqalka Sare.
Deeqdani la gaarsiiyay Barakacayaasha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdiraxmaan Cabdulahi Tootole, Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Cadaado Cabdulkaadir Xuseen shuuriye iyo Xubno kale.
Xildhibaanka ayaa Barakacayaasha u Balanqaaday in uu u Balaarin doono Dugsi Qur’aanka una dhisi doono Iskuul ay wax ku Bartaan Caruurtu waxa uuna Carabka ku adkeeyay in uu ka shaqaynta dadka dhibaateysan daryeelkooda Xooga saarayo.
Deeqdani maanta la gaarsiiyay Barakacayaasha ayaa ku soo adaysa xili lagu Guda jiro waqti roobaadka ayna aad u dayacanyihiin.

0 kk l m n o p q rr rrv tt t q p l k a aa ee j 5 c bb b 665 999 a aa 111 88 66 55 44 8 11 22 33 7 6 4 3 0 00

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Gen_Gaab

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
ogeysiis

Ogeysiis Muhiin ah oo ku saabsan adeeg cusub oo aan soo kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better