Friday, February 24th, 2017
gobolada

Wasiirada Haweenka Galmudug oo Qabatay Siminaar socday Laba Maalmood oo looga hadlayay sidii Sharci loogu Sameyn lahaa Xadgudubka(kufsiga)

Published on October 4, 2016 by   ·   No Comments

Wasiirada Wasaaradda Haweeenka Xaquuqul insaanka iyo Arimaha Qoyska Dowlad Goboleedka Galmudug Sahro Colaad Cabdi Ayaa Magaalada Cadaado ku Qabatay  Kulan looga hadlayay Falalka La xariira kufsiga loo geeysto Dumarka iyo Caruurta Ayadoona ay kasoo Qayb Galeen Waalidiin iyo dhalinyaro  si ay uga doodaan  arintaasi.

 

Ugu Horeeyn ayaa kulankaasi waxaa daahfuray Wasiirada Haweenka Galmudug ayadoona sheegtay in ay Bulshada Galmudug Xaq u leeyihiin wax waliba oo Wanaagsan in ay qaataan waxii aan diinta ku Cadeyna aysan Cidna ku Qasbi karin loona Baahanyahay in Waxii Sharci u Sameeyn ah in laga doodo marwaliba.

Waalidiintii  iyo Bulshadii ka Qayb qaadaneysay kulankaan looga doodayay kufsiga iyo sidii Sharci loogu Sameyn lahaa ayaa siweyn u soo dhaweeyay ayadoona loo aqriyay qodobada Muhiimka ah ee ladoonayo in ay fahmaan waxna ka badalaan Hadii khalad ku jiro.

 

Wasiirad Sahro Colaad ayaa wada in ay dhamaan waxyaabaha Wasaaradeeda ku seeya ay la wadaagto Bulshada si loo helo kalsooni buuxda iyo Hormarka ladoonayo in wax looga badalo Xaquuqul Aadanaha iyo Nolasha Bulshada Soomaaliyeed Qaasatan Gobolada dhexe.

                HALKAAN KA AQRISO SHARCIYADA KALA DUWAN EE FALDANBIYEEDKA  KUFSIGA .l

1 16 19 11 13 15 10 9 7 6 2 3 4 5

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better