Friday, February 24th, 2017
gobolada

Daawo Sawirada Musharaxa Xildhibaan Abtidoonyare oo Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyay Cadaado

Published on October 3, 2016 by   ·   No Comments

Maxamed  Saciid Axmed (Abtidoonyare) oo ah musharax u taagan xildhibaanada faderaal ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Odayaal waxgarad siyaasiyiin iyo maamulka degmada Cadaado

 

Soodhaweynta Musharaxa ayaa sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay ururada haweenka dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Munaasibada soodhaweyn ah oo Musharaxa loogu sameeyay garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay nabadoon c/qaadir sh cali kulmiye oo loo yaqaano xoogsade waxa uuna ka sheekeeyay Hawlkarnimada Abtidoonyare Asagoona u rajeeyay Guul.

 

Maxamed  Saciid Axmed Abtidoonyare  oo la hadlay dadweynihii soodhaweeyay ayaa sheegay in la tashiyo kadib uu isku soo taagay xilka uu u sharaxan yahay islamarkaana doonayo inuu waxbadan ka qabto arimo u baahan in loo istaago.

 

sitaas kadib ayaa musharaxa waxaa loo soo gudbiyay Hoyga looga diyaariyay Magaalada Cadaado ee ay dhawaan ka dhacayso

Doorashadu.dsc02267 dsc02290 dsc02232 dsc02237 dsc02235 dsc02277 dsc02213 dsc02250 dsc02265 dsc02326 dsc02250 dsc02265 dsc02270 dsc02307 dsc02323 dsc02247 dsc02242 dsc02238 dsc02237 dsc02188 dsc02185 dsc02181 dsc02171

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better