Saturday, January 21st, 2017
gobolada

Daawo Madaxweynaha Galmudug oo si kulul uga Hadlay Duqeyntii Kadhacday Duleedka Gaalkacyo

Published on September 28, 2016 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed oo gelinkii dambe maanta kusoo laabtay magaalada Cadaado warbaahintana kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa hadlay duqeyntii kadhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ckariin Xuseen Guuled ayaa sheegay in dhibaato ay tahay in maamulka Puntland ciidamada Galmudug ku tilmaamaan Al Shabaab sidaasna lagu duqeeyo.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in dadka Galmudug looga baahan yahay inay ilaaliyaan darisnimada hase yeeshee maamulka Puntland ay jabiyeen heshiiskii lagu kala saxiixday magaalada Gaalkacyo.

Ckariin Xuseen Guuled ayaa sheegay in markasta maamulka Puntland daandaansi ku hayaan Galmudug balse Galmudug ay ilaalileyso nabada iyo daris wanaaga.

 

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Gen_Gaab

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
ogeysiis

Ogeysiis Muhiin ah oo ku saabsan adeeg cusub oo aan soo kordhinay

Dhamaan asxaabta sharafta meelkasto dunida ka joogtaan waxaan idin ku wargelineynaa inaa soo kordhinay adeeg cusub oo ah ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better