Friday, February 24th, 2017
gobolada

Daawo sawirada Wafdi oo Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo si weyn Cadaado loogu soo dhaweeyay.

Published on September 22, 2016 by   ·   No Comments

Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug Waxana Safarka wasiirka ku wehliyay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.

Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Masuuliyiinta kale ayaa ka dib soo dhaweeynta la hadlay Warbaahinta waxa uuna ka hadlay Maamulka loodhisayo  Hiiraan iyo  Sh/dhexe ee Soomaaliya Hawlaha Doorashada ee looga diyaar garoobayo Cadaado iyo arima kale.

Wasiirka ayaa sidoo kale Rajo wanaagsan ka muujiyay Dacwada Badda Soomaaliya ee Kenya ay boobka ku hayso.

Hawlaha Dowlada ka sokoow ayaa labadaan wasiir waxa ay u taaganyihiin ka mid noqoshada Barlamaanka Soomaaliya ee lasoo dooranayo.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Cadaado-1111

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

aakhiro

Musharaxa utaagan qabashada xilka Rasulwasaaraha Soomaaliya Dr Cabdi xaashi Aakhiro.

Ayadoo dhawaan dalka doorashadii ka dhaxday  lagu doortay madaxweyne   shacabku aad u soo dhaweeyeen Mohamed Cabdullahi Farmaajo   lagana ...
DSC00442

Daawo sawirada Cadaado oo Maanta Siweyn looga Ciiday.

Xarun Goboleedka Maamulka Galmudug  ee  Cadaado ayaa ah mid  saakay Dadka ku nool waxa ay si wada jir ...
MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

Madaxweynihii Hore Maamulkii Ximan iyo Xeeb Tiiceey oo ka hadlay xaaladiisa baaqna u diray reer Cadaado

Maxamed Claahi Macalin Adan (Tiiceey) madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb ahna aas aasaha maamulkaasi oo isagoo ku ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better