Friday, May 24th, 2013

War Deg Deg ah: Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills oo geeriyooday

Published on July 24, 2012 by   ·   No Comments

(ACCRA GRN):-Waxa goor dhow ku geeriyooday isbital ku yaala caadimadda dalkaas ee ACCRA Madaxweynihii wadanka Ghana John Atta Mills.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu kusoo booday cudur wadna xanuun ah iyadoo daqiiqad kadib markii isbitaalka lageeyey uu halkaasi ku geeriyooday.

War kasoo baxay Xukumada Accra ayaa lagu xaqiijiyay geerida 68 jirkaan saacado kadib xanuunkiisii, mana jirto faah faahin ka dheeri ah geeridiisa.

goboladaradio@hotmail.com

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

Sharukhan

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Godinlabe

Godinlabe oo laga dareemayo Mashquul farabadan oo ku aadan Munaasabada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio) Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Maalintii labaad ee Munaasabada barakeysan ee Ciidul Adxaa waxa ...
ganooooley

Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo shacabka Soomaaliyeed u diray hanbalyada Ciida

 (Oct 27, 2012 Goboladaradio)  Afhayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Jimcaale Hagafey ayaa habalyada Munaasabada Ciidul Adxaa ...
DSC04922

Cadaado oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

(Oct 26, 2012 Goboladaradio) Fagaaraha Weyn ee ku yaala Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ...