Thursday, February 11th, 2016
Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program gobolada

Wadahadala Dowlada Soomaaliya Iyo Axmed Madoobe Oo Maanta Ladoonayo in Lasoo Gabangabeeyo

Published on August 26, 2013 by   ·   No Comments

w26-08-2013-Adis Ababa-Xili Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Ethoipia Ku Dhawaada Maalintii Lixaad Uu Ka Socdo Shir U Dhexeeya Dowlada Federaalka Sooomaaliya iyo Axmed Madoobe Oo Sheegtay Inuu Yahay Madaxweyanha Maamulka Jubaland Ayaa Lugu Raja Weynyahay In Maanta La Soo Aafmeero Shirkaasi.
Qorshuha wuxuu ahaa in shalay labada dhinacba ay saxiixaan qodobada heshiiska laakiin qodobada qaar oo leesku fahmi waayay ayaa maanta dib loogu dhigay sida ay inoo sheegeen dad ku dhow dhow arimaha wadahadalada.

Qodobada sida gaarka ah leysugu fahmi la’yahay ayaa waxaa ka mid ah sida la sheegay maamulka dekada iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo taasi oo dhinac kasta uu doonayo inuu isagu maamulo.

Isku keenida labada dhinac iyo isku soo dhawaynta ayaa waxaa kaalin ku leh dowlada Itoobiya gaar ahaan wasaaradeeda arimaha dibada oo markii horaba shirkaan u qabatay dhinacyadaan Soomaalida.

Waxaa la sugayaa qodobada ka soo bixidoono oo labada dhinac ay wada saxiixaan shirka ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Shirkaan ayaa socday muddo iyadoo maalin waliba ay soo baxayeen caqabado gaar ah oo dhinacyada wadahadlaya ay isku afgaran waayeen.

Waxaa Qoray: C/Fitaax Shiino Axmed Cali

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

download (1)

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Booliska

Daawo Sawirada Cadaado oo maanta siweyn looga xusay 72 guurada ciidamada booliiska Somaliyeed

Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta siweyn looga xusay 72 guurada ciidamada booliiska Somaaliyeed waxaana ...
banaanbax

Daawo Sawirada Culima’udiinka Ahlu Sunna oo maanta Cadaado ka dhigay munaasibad balaaran

Magaalada Cadaado oo xarun u ah dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta culimada Ahlu Sunna waxa ay ka dhigen ...
Ciid Wanagsa

Daawo Muuqaal Cadaado oo siweyn looga ciiday maanta

Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan magaalada Cadaado ayaa maanta salaada ciida ku tukaday banaanka ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better