Friday, February 12th, 2016
Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program gobolada

Maalinta Ciidamada Xooga dalka oo laga xusay magaalada Muqdisho

Published on April 12, 2013 by   ·   No Comments

Sanadguuradii 53 aad ee kasoo wareegatay aaska ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa laga xusay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida Gobolada dalka Soomaaliya gaar ahaan goobaha ay dowladu gacanta ku heyso.

Munaasabad balaaran ayaa maarna ka dhacday Xarunta Wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya taasi oo uu ka qeyb  galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Saraakiisha ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in ciidamada ay duruufo adag ku shaqeeyaan loona baahan yahay in la siiyo mumnaata koowaad si ay dib ugu soo kabsadaan.

Amaanka Xarunta iyo wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo meelaha qaar la hakiyay gaadiidka iyo dadka.

Ciidamo isugu jira AMISOM Iyo dowldda Soomaaliya ayaa lagu daadiyay Isgoysyada iyo wadooyinka ugu muhiimsan Caasimada si aan la isugu dayin in qaraxyo laga fuliyo Xarunta ay ka dhaceyso Munaasabada.

Share Up To 110 % - 10% Affiliate Program

Readers Comments (0)




IMAGE OF THE DAY

download (1)

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

Booliska

Daawo Sawirada Cadaado oo maanta siweyn looga xusay 72 guurada ciidamada booliiska Somaliyeed

Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta siweyn looga xusay 72 guurada ciidamada booliiska Somaaliyeed waxaana ...
banaanbax

Daawo Sawirada Culima’udiinka Ahlu Sunna oo maanta Cadaado ka dhigay munaasibad balaaran

Magaalada Cadaado oo xarun u ah dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta culimada Ahlu Sunna waxa ay ka dhigen ...
Ciid Wanagsa

Daawo Muuqaal Cadaado oo siweyn looga ciiday maanta

Dadweyne farabadan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan magaalada Cadaado ayaa maanta salaada ciida ku tukaday banaanka ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better