Wednesday, May 27th, 2015
gobolada

Daawo Sawirada: Beeraha Deegaanada Ximan iyo Xeeb!!!!!

Published on March 11, 2013 by   ·   2 Comments

Markii ugu horaysay ayaa deegaano ka tirsan maamulka Ximan iyo waxaa ka bilowday tacbashada dalagyada Beeraha, ka dib tijaabooyin guulaystay oo ay beeralaydu sameeyeen.

Deegaano dhawr ah oo hoos yimaada magaalada Cadaado ee caasimada  maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa xilligan ka baxaya dalagyada khudaarta nuucyadooda kala duwan, iyadoo arrintaasi ay sii dhiiri galisay tacbashada beeraha iyo waxsoosaarka.

Cusmaan Geedoole oo ah nin aqoon u leh cilmiga Beeraha inbadana ka soo shaqeeyay ayaa xilli uu ka shaqaynayay mid ka mid ah beeraha Beertiisa waxa uu sheegay in deegaankan inbadan oo ka mid ah uu ku wanaagsan yahay dalagyada khudaarta.

Maxamed Daahir Maxamuud oo ah milkiilaha Beertan idiin muuqata ayaa isna waxa uu sheegay inay abuureen dalagyo kala duwan, kuwaasi oo marka ay soo go’aan suuqyada magaalada Cadaado loo beec keeno si ay dadku ugu intifaacaan.

Axmed Sh Xassan Jagejage oo dhinaca abuurka ka saacida Beeralaydan waxa uu sheegayaa in hadii la sii hormariyo xirfadda Beeralayda waxsoosaarkoodu uu badan doono isla markaana uu sare usii qaadi doono gacansiinta Beraleyda ku dhaqan deegaanada Ximan iyo Xeeb.

Inkastoo waxsoo saarka beeralaydan uu yahay mid muuqda hadana waxaa jira caqabado ka haysta dhinac waraabka, waxaana haatan intooda badan ay ku tiirsanyihiin Roobka.

DSC09254S1850015S1850016S1850018S1850019S1850020S1850021

S1850022

S1850023S1850024S1850028S1850029S1850030S1850031S1850033S1850036S1850039S1850040S1850041S1850043DSC09255DSC09256DSC09257DSC09259DSC09267DSC09271DSC09272DSC09275DSC09278DSC09279DSC09280DSC09282DSC09284DSC09285DSC09323DSC09324DSC09326DSC09327S1850014

 

Soo booqo Shabakada Qarniga Cusub nabadbile.com

Readers Comments (2)




IMAGE OF THE DAY

kismayo

LATEST HEADLINES


maalmaha ciida

DSC00065

Daawo Sawirada Kooxda Star Gal-Gaduud Oo Siweyn Loogu Soo Dhaweyay Magalada Cadaado

Xidigaha Gal-gaduud Oo Soo gaaray Magaalada cadaado Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb ayaa Habeenimadii Xalay waxa ay Soo ...
376223_410346722344919_754457787_n

Ogeysiis: Aqriste madooneysaa inaad ka qeyb qaadato barnaamijyada Idaacada Codka Gobolada Dhexe

Dhawaan Aqristayaasha sharafta leh ee doonaya inay ka qeyb qaataan barnaamijyada kala duwan warbaahinta Codka gobolada dhexe magaalada ...
DSC02785

Daawo Sawiro:- Magaalada cadaado oo si weyn looga Ciiday

Magaalada cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta si weyn looga ciiday iyadoo salaada ciida ...
Close
Please support the site
By clicking any of these buttons you help our site to get better
Social PopUP by Timersys