Friday, May 24th, 2013

Suugaan

DSC 7957

U diyaar garoowga Ciidul Fidriga oo Cadaado laga dareemayo (Sawirro)

Published on August 15, 2012 by Lucky (Gobolada Radio) U diyaar garowka loogu jiro Munaasabada Ciidul fidriga oo ay ka harsan tahay maalmo kooban ayaa si weyn ...

More Suugaan News

1

Wasaarada Arrimaha Bulshada Ximan iyo Xeeb oo maanta Dawo u qeybisay Degmooyinka Gobolka Ximan (Sawirro)

Published on August 14, 2012 by Lucky (Gobolada Radio) Wasaarada Arrimaha Bulshada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta deeq dawo ah ...
04

Farshaxanka iyo farsamada Haweenka Soomaalida (Warbixin + Sawiro)

Published on August 10, 2012 by Lucky (Gobolada Radio) Warbixintan ayaan ku eegaynaa farshaxanka iyo farsamada Haweenka Soomaaliyeed ay ku soo ...
images (1)

Qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka oo sheegay in hadii dastuurka lagu ansixiyo sidan uu wadanku faraha ka baxayo

Published on July 25, 2012 (MUQIDSHO GRN):-Kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah odoyaasha dhaqan Soomaaliyeed ...
images

Muwaadiniin sheegay inay dhibaato kala kulmeen kooxaha Burcad Badeeda

Published on July 25, 2012 (MUQDISHO GRN):-Muwaadiniintan oo kasoo kala jeeda dalalka Vietnam, China iyo Taiwan oo horey looga furtay ...
Qaramada-Midoobay2

Mareykanka oo lagu eedeeysay in uu dhibaato ka geystay Soomaaliya

Published on July 25, 2012 (MUQDISHO GRN):-QM ayaa ku eedeysay in diyaarado ay leedahay dowlada Mareykanka ay dhibaato ku hayaan ...
burcad_baded

Ku dhowaad 80 dowladood oo shir ka dhan ah Burcad badeeda uu uga furmayo Newyork

Published on July 25, 2012 (NEWYORK GRN):-Magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ayaa waxa lagu wadaa inay maanta ku kulmaan in ...
dagaal6

DKMG Soomaaliya oo sheegtay inay sugeyso ammaanka Muqdisho

(Muqdisho GRN):-Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in la xaqiijinayo ammaanka Magaalada Muqdisho oo la filayo in uu ka dhaco ...
breaking-news2

War Deg Deg ah: Madaxweynihii dalka Ghana John Atta Mills oo geeriyooday

(ACCRA GRN):-Waxa goor dhow ku geeriyooday isbital ku yaala caadimadda dalkaas ee ACCRA Madaxweynihii wadanka Ghana John Atta Mills. Wararka ayaa sheegaya ...
Yemn-cusub

Ciidamada Ammaanka Yemen oo xabsiga dhigay dhalinyaro Soomaaliyeed

(Cadan GRN):-Ciidamada amaanka dalka Yemen ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro Soomaaliyeed oo boqol ku dhaw kuwaas oo looga shakisan yahay inay ...

 More »

IMAGE OF THE DAY

S2170021

Wararka

13663

Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb oo Sheegay In Doorashada Ximan iyo Xeeb Ay u Dhaceyso Sidii Loogu Talagalay

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/laahi Macalin Aadan (Tiiceey) oo waresi gaara siiyay warbaahinta Codka Gobolada Dhexe ...
Rasaare-Wasaare-Cabdi-Faarax-Shirdoon-Garaad1

R/wasaare saacid oo sheegay in xaafadaha magaalada Muqdisho baaritaano lagu sinaayo

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid  oo la hadlay warbaahinta  ayaa  sheegay in dhamaanba xaafada magaalada ...
TACSI.

Tacsi ku socota Qoyska reer Cabdi Aruuriye

Hooyo Aamino Maxamuud Faandhe Xasan Ibraahim Aruuriye Cali Ibraahim Aruuriye C/risaaq Ibraahim Aruuriye Cumar Ibraahim Aruuriye Axmed Ibraahim Aruuriye Yuusuf Ibraahim Aruuriye Nafiso Ibraahim Aruuriye Safiyo ...
S2170021

DAAWO SAWIRO: Ciidamada maamulka Ximan iyo Xee oo heegan buuxa la geliyay

Xili ay fooda nagu soo heyso xiliga doorashada madaxtinimo ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ciidamada ammaanka ee ...
ximan

DAAWO VIDEO: Shuruuda laga doonaayo musharixiinta X&X

halkan hoose ka daawo http://youtu.be/nl5Tm7syPB8
HOOYO

DAAWO VIDEO: Dhacdo Naxdin iyo Murug badan leh oo qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool Dalka South Africa

Dhacdo naxdin iyo murug badan leh ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool dalka South ...
aw adan

Daawo Sawirada: Didab badax looga soo horjrrday muushin ka dhan ah xukuumada R/wasaare saacid

HOOS KA DAAWO SAWIRADA            
dib

Dibadbax looga soo horjeeday muushinka xukuumada R/saacid oo ka dhacay magaalada Cadaao.

Dibadbaxaani maanta ka dhacay magaalada Cadaado ayaa waxaa uu ahaa mid looga soo horjeeday muushinka ka dhanka ah ...
jawaari

Mushinkii ka dhanka ahaa Xukuumada R/wasaare saacid oo fashilantay

Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay ayaa goordhaw ...
saacid

R/saacid oo maanta lagu wado in uu hor tago Baralamanka Soomaaliya

Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu hortago xildhibaannada ...

ADERTISEMENT


War deg deg ah


Waraysiyo

MADAXWAYNAHA-XIMIN-IYO-XEEB-TIICEEY

DHEGEYSO: Madaxweyne Tiiceey oo ka hadlay arimaha Jubooyinka

Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llaahi Macalin Adan (Tiiceey) oo shirjaraa'id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Cadaado ayaa ...
HH

DHEGEYSO: Afayeenka Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay ku dhawaaqidii gudiga doorashada

Afayeenka maamul Goboleedka Ximan iyo Xeen Maxamed Cumar Jimcaale (Hagafeey) ayaa faah faahin ka bixiyay gudiga doorashada ee ...
MUSHARAX

DHEGEYSO:Musharax C/llaahi Cali oo ka hadlay arimo badan

Musharax C/llaahi cali Maxamed oo ka mida Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Ximan iyo Xeeb oo ...
xoghaya

DHEGEYSO: Xoghaya Caafimaadka X&X oo ka hadlay Biyaha wasaqeysan oo wadooyinka Cadaado quban

Xoghaya caafimaadka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb C/laahi warsame Abti-doon oo wareysi dheer  siiyay Idaacada Codka Gobolada Dhexe ...
XIMN IYOM XEEB

DHEGEYSO: Taliska Godinlabe oo ka hadlay howlgallo ay ciidamadu sameeyeen

Taliyaha ciidamada Degmada Godinlabe Maxamed Salaad Axmed oo u waramay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadu ay maalmihii ugu ...
DSC00782

DHEGEYSO: Gudoomiyaha dalkad waxbarashada Sokdo oo ka warbixiyay waxqabadka dalada

Gudooyiyaha guud ee dalada waxbarashada Sokdo C/raxmaan Cadaawe ayaa fah faahin ka bixiyay waxqabadka dalada iyo waxyaaba ay ...
BCAAD

DHEGEYSO: Bacaado kusoo rogmaday Degmada Camara

Degmada Camaaro oo ka tirsan Degmooyinka maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa lagu soo waramayaa in ay kusoo ...

GOBOLADA RADIO & TV

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Ma rabtaan Dastuurka?
Haa
Maya
Create your own poll